About this survey

This survey is aimed at people aged 16 and older who live in Tøyen, work in Tøyen or often stay in Tøyen. It takes approximately 3-5 minutes to answer.

The survey is anonymous. It is important that you do not write personal information in your answer to ensure your anonymity.

We are very grateful that you contribute your experiences, knowledge and input for improvements. We want to use the results to become a better police force in dealing with the residents of Tøyen. The results can also be used in research.

Participation in the survey is voluntary. You can cancel the survey midway by closing your browser if you do not wish to participate. If you have any questions about the survey, you can contact the Neighborhood Police in Tøyen by e-mail to: monahovlandjakobsen@politiet.no

Other languages

Halkan guji si aad i bilowdo baadhitaanka (surveyxact.no).

Waxa foomkan sahanka loogu talogalay dadka da'doodu tahay 16 jir iyo wixii ka weyn ee ku nool Tøyen, ka shaqeeya Tøyen ama inta badan jooga Tøyen.

Foomka su'aaluhu wuxuu kaa qaadanayaa 3-5 minit inaad kaga jawaabto. Sahanku waa qarsoodi oo cidi ma ogaanayso qofka jawaabihiisa. Waa muhiim in aanad ku qorin macluumaad shakhsiyeed jawaabtaada si aad u ilaaliso qarsoodinimadaada. Waxaan aad kaaga mahadcelineynaa inaad nagu biiriso khibraddaada, aqoontaada, iyo fikradaada sidii wax loo wanaajin lahaa. Waxaan rabnaa in aannu natiijada u isticmaalno si aannu u noqonno booliis wanaagsan markaannu la macaamilayno dadka deggan Tøyen. Waxa sidoo kale natiijooyinka loo isticmaali karaa cilmi-baadhis.

Ka-qaybgalka sahanku waa ikhtiyaari. Haddii aanad rabin inaad ka qaybgasho waxaad xataa tirtiri kartaa sahanka adigoo badhtamaha jira adigoo xidhaya bogga internetka. Haddii aad qabto wax su'aalo ah oo ku saabsan sahanka, waxaad booliska xaafadda ee Tøyen kala xidhiidhi kartaa e-mailka: monahovlandjakobsen@politiet.no.

Start undersøkelsen her (surveyxact.no).

Denne undersøkelsen henvender seg til deg som er 16 år og oppover som bor på Tøyen, jobber på Tøyen eller ofte oppholder seg på Tøyen.
Det tar ca. 3-5 minutter å svare. Undersøkelsen er anonym. Det er viktig at du ikke skriver personlige opplysninger i svaret ditt for å sikre din anonymitet. Vi er svært takknemlige for at du bidrar med dine erfaringer, kunnskap og innspill til forbedringer. Vi ønsker å bruke resultatene til å bli et bedre politi i møte med innbyggerne på Tøyen. Resultatene kan også bli brukt i forskning.

Det er frivillig å delta i undersøkelsen. Du kan avbryte undersøkelsen underveis ved å lukke nettleseren hvis du ikke ønsker å delta. Har du spørsmål om undersøkelsen kan du ta kontakt med Nabolagspolitiet på Tøyen på e-post til: monahovlandjakobsen@politiet.no.